« Home | In the Somaliland registration Line » | Shamso's Sailor » | An Accidental Legend » | Young hearts, run free... » | Audio Cassette from home » | Khat » | Deficiency! » | Somaliland Elections » | Hurricane Katrina hits the US! » | Somali Weddings : a delightful circus! » 

Friday, January 23, 2009 

Maalintuu Shaydaanku naga tegey

When I went to the maqaaxi last night, some man that reminded me strongly of our very own Xaaji X was telling everyone that Somaliland shaaydaan ma laha!

He was adamant inuu shaaydaanku ka qaxay Somaliland. Marka hore wuxuu na yidhi:

"Anaa shaydaanka arkay isagoo safaarada ingiriiska ku socda. laakiin malaa waa loo diiday"

He added:

"Aakhirkii, markuu wax waayaay, fake passport buu ku baxay . Anigaa ku arkay isagoo Daalo airline saaran"

When we asked him why did the shaydaan leave Somaliland, he replied:

"meel xataa daaayeerkii wax ku xadayo maxa dhigaya?"

When we said that this was good news he replied:

"yaa idin ku yidhi waa good nayooos? wadan baad sheeganaysaan idinkoon shaydaan lahayn! waar orda sasabta ama madaxweyne ka dhiga ha idin ku soo noqdee"

When we said that the Shaydaan was bad, he replied:

"Hadaa ma Rayaalaa fiican?"

When we said he can't compare Rayaale with the Shaydaan, he said:

"Waa runtiin. Shaydaanka cidna may dooran lahayn lakin Rayaale 97% baa doortay".

When we said what does he think of the future of Somaliland now that it has no resident Shaydaan of its own he said:

"Ha u bixina! Shayaadiintu way badan yihiin, Puntland ayaan mid kaaga afduubaynaa".

When we said that this was impossible he said:

"Wax impossible la yidhaahdo ma jiraan. Xaabsade hadaan la wareegnay, shayaadiinta na waanu afduubi karnaa"

When we all laughed, he laughed back too and said:

"duushay ninmanyahow, duushay"